Projects

MASHAARIICDA AY MAALGALISO ISKAASHATADA KOBCIYE

GANACSIGA

SADAQA JAARIYA

Dhismayaal guryo deegaan iyo kuwo ganacsi


Maalgashiga xoolaha iyo warshadaha


Maalgashiga beeraha



Maalgashiga kheyraadka badda iyo bariga



Aasaasid Bangi (Bank) ay leedahay Iskaashatada kobciye


Mashruuca Waxbarashada


Mashruuca Cafimaadka


Mashruuca kaabayaasha Dhaqaalaha


Mashruca adeega bulshada



Mashruuca Guurka Wadareedka




ILAHA DHAQAALAHA EE ISKAASHATADA KOBCIYE  

• Xubin walba oo iskaashatada kobciye kusoo biirta waxey bixineysaa $182.5 sandkii, oo u dhiganta $0.5 maalintii.

• Xubin kamid noqoshada kobciye waa mid furan xilli kasta.

• Xubnaha nool waxey $0.5 kaasi si lamid ah uga bixinayaan waalidiintooda dhimatay si ay ugu shaqeyso, faa´iidada ay abuurtana lagu maalgaliyo danta guud; sida waxbarashada, caafimaadka, kahortaga abaaraha, wadooyinka, iyo yagleelid qoysas cusub oo guur wadareed ah.

• Lacagtaa $0.5 ee maalinlaha ah waa mid joogta ah waana raasamaal lagu maalgalinayo mashaariic, faa’iidada sanad walba uu abuurana waxay kusoo laabanaysaa xubnaha.