Welcome To 
Kobciye Cooperative
Together we can make a better future 

Contact us Maxee Ka Dhahen Culumada Kobciye  

Kobciye waxay maalgelin ku samaynaysaa beeraha si loo beero dhamaan dalagyada la jaan qaadi karo cilimida dalkeena iyo cilmi baaaris lagu hormarinayo dalagyo cusub ee aan horey loo aqoon.



Kobciye waxay maal gelinaysaa xerooyin digaaga lagu dhaqaaleeyo sidoo kale Kobciye waxay maal gelinaysaa xoolaha nool iyo cuntadooda iyo warshado hagaajiya wax soo saarkooda.

Waa bangi maal gelin ku samaynaayo dhamaan mashaariicda dhaqaaale kordhinta ee dalka Sidookale  Kobciye waxay leedahay waax dhismayaasha u qaabilsan waxayna dhisaysaa guryo ganacsi deegaan iyo kuwo waqaf .

Kobciye waxay maalgelinaysaa warshado tiro badan oo hagaajiya khayraadka dalkeena kana qeyb qaadanaya kobaca dhaqaalaha dalka.

Kobciye waxay soo iibinaysaa maraakiib kaluumaysi oo warshadahooda wata.

Kobciye waxay dukaamo waaweyn ka furaysaa goob walba oo ay xubnaheeda u badan yihiin. 

Sida aad xubin uga noqon karto kobciye

Sign up for the Mobile Kobciye app


Sign in


Pay the due amount.